DjPunjab.is

Advertisment

  1. Home
  2. » Latest Bollywood Music
  3. » Aduunyo (Deluxe)
  4. » Bidhan Qurux Maxamed Bk Mp3 song download



Bidhan Qurux Maxamed Bk Mp3 song download

Aduunyo (Deluxe) Maxamed Bk

Track : Bidhan Qurux

Label : Shadow Records

Release Year : 31/Aug/2017

Playtime : 6:41 Minute

Category : hindi Music


Share on Whatsapp

Bidhan Qurux song download

Back To Album

FAQs for Bidhan Qurux

Who is singer of Bidhan Qurux song?

Singer of Bidhan Qurux song is Maxamed Bk.

Who is the music director of Bidhan Qurux song ?

Bidhan Qurux is Tuned by Shadow Records.

Whats the playtime (duration) of Bidhan Qurux song?

Playtime of song Bidhan Qurux is 6:41 Minute.

When Bidhan Qurux song released?

Bidhan Qurux mp3 hindi song has been released on 31/Aug/2017.

Which album is the song Bidhan Qurux from?

Bidhan Qurux is a hindi song from the album Aduunyo (Deluxe).

How can I download Bidhan Qurux song ?

You can download Bidhan Qurux song via click above download links.


Description :-Bidhan Qurux mp3 song download by Maxamed Bk in album Aduunyo (Deluxe). The song Bidhan Qurux is and the type of this song is hindi


Bidhan Qurux Maxamed Bk Lyrics


Baal dahab la moodii
Igu beertay caashaqa
Waxa la yidhi baqooshoo
Waxay raacday baabuur
Bari iyo sanaag tega

Bartamaha habeenkii
Markaan soo baraarugu
Baryimaysid caawee
Nafta Bixi idhaahdaa
Baryimaysid caawee caawee
Nafta bixi idhaahdaa

Bal hadaba bidhaan qurux
Kama baaqan karayee
Bal hadaba bidhaan qurux
Kama baaqan karayee
II siiya laba Baal
Aan maanta boodoo
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee

Jacayl beri i helay baan
Beerkayga degay oo
Intuu Igu ballaadhuu
Bahda iyo halbawlaha
Buul iga samastaye
Boqolyoow daaraadii
Boqol jeera laylkii
Bishmahaygu adigay
Amaantaada badiyaan
Bishmahaygu adigay adigay
Amaantaada badiyaan
Bal hadaba bidhaan qurux
Kama baaqan karayee
II siiya laba Baal
Aan maanta boodoo
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Bal hadaba bidhaan qurux
Kama baaqan karayee
II siiya laba Baal
Aan maanta boodoo
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee


Tags: Bidhan Qurux Maxamed Bk download Mp3 Song , Bidhan Qurux hindi , download free Bidhan Qurux Track, Maxamed Bk Top Songs , Maxamed Bk New Song Download - DjPunjab.

» Feedback / Suggestion / Contact us

» Home

For any info - admin@djpunjab.is

djpunjab.is (2025)